'' Kaftanka Maanta , Kootadda Siyaaadda ''.

0
Tuesday September 10, 2019 - 14:15:51 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2179
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Kaftanka Maanta , Kootadda Siyaaadda ''.

    Siyaaadda Somaliland waa wada kooto, qayb walibana kooto ayay ku xidhan tahay ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaaadda Somaliland waa wada kooto, qayb walibana kooto ayay ku xidhan tahay ,
sidaa darteed baan uga soo horjeedaa mar walba in kooto kale laggu sii siyaadiyo kootooyinka aynu awalba la liidano .

Kootooyinkaa aan yara taataabtee ,



- Siyaasadda Garxajas waxay kooto ugu xidhan tahay Salaadiin , salaadiintaas ayaana kooto ku haysatay ilaa 1991 salaadiintaas ayaanay cumaamadahoodu ku duuban tahay .


- Siyaasadda Habar awal , waxay kooto ugu xidhan tahay ganacsato , ganacsatadaas ayuun baanay qasnadaheeda ku jirtaa oo kolba dhan u xawila .


- Siyaasadda Habar jeclo waxay kooto ugu xidhan tahay hadba hogaamiyaha siyaasadeed ee beesha horsocda , kaas ayaanay magan u tahay .


- Siyaasadda Arab waxay kooto ugu xidhan tahay Mujaahidiin,hadba laxanka mujaahidiintaasi saaran ayaanay u eegataa .


- Siyaasadda Gadabiirsi waxay kooto ugu xidhan tahay Xikmad , hadba dhankii xikmadaasi u ciirto ayaanay u dhaqaaqddaa .


- Siyaasadda Dhulbaante waxay kooto ugu xidhan tahay Garaado , hadba dhanka Garaadadaasi u kacaan baanay u kacdaa .


- Siyaasadda Warsangeli waxay kooto ugu xidhan tahay ilbaxnimo hadba wixii ilbaxnimadaasi tusto ayaanay ku talaabsataa .


Si kastaba ha ahaatee , inagoo intaas oo kooto inagu jiq yihiin kooto kale ma qaadi karro .

 

W/Q: Ahmed Nour Guruje

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...