Khatarta Bada Somaliya Ku Soo Fool Leh.

0
Sunday March 17, 2019 - 15:58:09 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1791
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khatarta Bada Somaliya Ku Soo Fool Leh.

    Bismilaahi Alraxmaan Alraxiim,(A.S.C.W.R.W.B) Salaan Gaar Ah Bahda Hadhwanaagnews Iyo Akhristayaasheeda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismilaahi Alraxmaan Alraxiim,(A.S.C.W.R.W.B) Salaan Gaar Ah Bahda Hadhwanaagnews Iyo Akhristayaasheeda

BADII SOMALIYA WAXA LA WAREEGAYA ITOPIA OO CIIDAMADII BADA UU SOO DHISAYO FARANSIISKU.

KENYA WUXUU QANCIYEY ABBEYE INUU BADA ISAGU LA WAREEGI DOONO, WAX WALBANA UU DHAMAYN DOONO.

TAAS AYUU KU DHAMAADAY MURANKII BADA EE MUQDISHO IYO NAIROBI.

DAWLAD ITOOPIA WAXAY U SAMAYSANAYSAA CIIDANKA BADU WAA BADA SOMALIA EE MA JIRTO BAD KALE OO AY U SAMAYSANAYSAA.

HADDABA MXAA LA GUDBOON SOMALIA INTAY GOORIGOOR TAHAY?.

1-MA SUURTO GELAYSAA IN SI DEGDEG AH LAGA DALBADO DISMAHA CIIDAN BADEED IYO MARAAKIIBTIIBA DAWLADA TURKIGA EE U HEELAN.

2- MIYAANAY KU SABABAYN KARAYN KHAYRAADKA KU JIRA BADA SIDII LOO ILAALINLAHAA.

3-MA WAXAY SOMALIYA SUGAYSAA INTAY CIIDAMADA ITOOPIA LA WAREEGAYAAN BADOODA.

ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.




AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...