Wasiirka Beeraha Oo Xafiiskiisa Ku Hordhajiyey Warqad Uu Ku Joojinayo Kulamadii Shacabka

0
Sunday September 08, 2019 - 17:31:14 in News by
  • Visits: 2843
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Beeraha Oo Xafiiskiisa Ku Hordhajiyey Warqad Uu Ku Joojinayo Kulamadii Shacabka

    Wasiirka Beeraha Oo Xafiiskiisa Ku Hordhajiyey Warqad Uu Ku Joojinayo Kulamadii Shacabka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Beeraha Oo Xafiiskiisa Ku Hordhajiyey Warqad Uu Ku Joojinayo Kulamadii Shacabka

Hargeysa(HWN):-Wasiirka horumarinta beeraha Axmed Muumin Seed ayaa muddo laba toddobaad ah sheegay in aanu qaabili doonin shacabka uu adeegyada u hayo. 

Image result for axmed muumin seed

Wasiirka beeraha ayaan sheegin sababta labadaas toddobaad uu meesha uga saaray la kulanka dadka Somaliland, waxase xafiiskiisa hortiisa lagu soo d hejiyay warqad u qornayd sidan "Mudanayaal iyo marwooyin waxaan idinla socodsiinayaa in aan hakiyay la kulankii dadka wasaarada dibada kaga imanaayay muddo dhan laba wiig. Haddaba waxaan mar labaad idinla socodsiinayaa inaad sidaas ula socotaan.”

Wasiir Axmed Muumin Seed ayaan warqada ku cadayn sababaha keenay inuu hakiyo kulamadii uu la qaadan jiray dadka uu xafiiskiis ku qaabili jiray ee uu adeegaha u ahaa, waxaana la filayaa inuu shacabka u cadeeyo hawsha uu galinayo wakhtigii uu la kulmi jiray.

Loading...
Loading...