Jaaliyadda somaliland ee ku dhaqan magaaladaa Ohio ee Gobolka Columbus si meeqam sare ah u soo dhaweeyay siyaasi rooda cabdi muuse
Jaaliyadda somaliland ee ku dhaqan magaaladaa Ohio ee Gobolka Columbus si meeqam sare ah u soo dhaweeyay siyaasi rooda cabdi muuse
Jaaliyadda somaliland ee ku dhaqan magaaladaa Ohio ee Gobolka Columbus ayaa qaab heer sare ah u soo dhaweeyay rooda cabdi muuse oo ka mid ah siyaasiyiinta somaliland.

Masuuliyiinta siyaasi Roodo soo dhaweeyay waxa ka mid ahaa guddoomiyaha jaaliyada gobolka saaxil cabdisalaan cali maxamed iyo xubno ka mid ah jaaliyadda.
Jaaliyadda ayaa siyaasi roodo waxa ay uga warantay xaalada dalka somaliland iyo waliba xaalada gobolka saaxil.

Siyaasi roodo ayaa inta ay ku sugan tahay magaalada Ohio ee Gobolka Columbu waxa jaaliyada lasii yeelan doontaa kulamo kale oo xasaasi ah.






Loading...
Loading...


0 





