Nuxurka Shir Ay Iskugu Yimaadeen Guddida Fulinta Xisbiga Waddani Iyo Qodbada Lagaga Hadlay+Sawiro

0
Saturday September 07, 2019 - 19:22:43 in News by
  • Visits: 2930
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nuxurka Shir Ay Iskugu Yimaadeen Guddida Fulinta Xisbiga Waddani Iyo Qodbada Lagaga Hadlay+Sawiro

    Nuxurka Shir Ay Iskugu Yimaadeen Guddida Fulinta Xisbiga Waddani Iyo Qodbada Lagaga Hadlay+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nuxurka Shir Ay Iskugu Yimaadeen Guddida Fulinta Xisbiga Waddani Iyo Qodbada Lagaga Hadlay+Sawiro

Hargeysa(HWN):-Guddida fulinta xisbiga mucaaridka ah ee waddani ayaa maanta yeeshay fadhigii bisha 9aad.

Image may contain: 1 person, smiling, sitting

Image may contain: 4 people, people sitting and indoor
Image may contain: 2 people, people sitting and indoor
Image may contain: 4 people, people sitting

Fadhigan oo ka qabsoomay xarunta dhexe ee xisbiga Waddani ku leeyahay magaalada Hargeysa ayaa waxa shir gudoominayey gudoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Ciro) kaas oo ay ka soo qayb galeen xubnaha guddida fulinta ee xisbigaasi.

Shirkan ayaa diirada lagu saaray qaabka ay u socdaan hawlaha doorashooyinka ee dalka ka taagan iyo qaban qaabada shirka golaha dhexe ee xisbiga oo dhawaan qabsoomi doona.

Image may contain: 2 people
Image may contain: 4 people
Image may contain: 3 people, people sitting
Image may contain: 3 people, people sitting

Sidoo kale shirka guddida fulinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa lagu falanqeeyey xaalada siyaasadeed ee dalku ku jiro.

Image may contain: 5 people, people sitting and indoor
Image may contain: 6 people, people sitting
Image may contain: 3 people, people sitting
Image may contain: 4 people, people sitting and indoor

Loading...
Loading...