Xukuumadda somaliland Oo Shidaalka Iyadu Soo Dajinaysa+Fariina Ganacsatadda U Dirtay.
Xukuumadda somaliland Oo Shidaalka Iyadu Soo Dajinaysa+Fariina Ganacsatadda U Dirtay.

Hargaysa(HWN)Xukuumadda somaliland ayaa shaacisay in ay iyagu dalka keeni doonaan markii ugu horaysay shidaalka kaasi oo ay keeni jireen ganacsato.
Mareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Xasan Axmed Ambasi Ayaa sheegay in dhamaan ganacsatadda keenta shidaalka ay iyagu ka iibin doonaan balse aan la ogolayn shidaal kale oo ay iyagu keenaan taasi oo shirkaduhuna aanay ka hadlin ilaa hadda
Wareegta uu ku amarayo mareeyahu in la qaato go’aanka xukuumadu oo uu u kala diray shirkaddaha ama ganacsatadda soo dajin jirtay shidaalka ayaa u dhignaa Sidan.

Loading...
Loading...


0 





