Taxanihii Guusha

0
Sunday March 17, 2019 - 10:12:13 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1261
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taxanihii Guusha

    Taarikh: 18.3.2019 Maalin: salaasa " Raacida Nabi Maxamed scw scw scw qodobka labaad ee guusha"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taarikh: 18.3.2019 Maalin: salaasa " Raacida Nabi Maxamed scw scw scw qodobka labaad ee guusha"

TAXANIHII GUUSHA

Nabi maxamed scw scw scw waxa u ahaa nabigii ugu danbeyey ee la soo diro loona soo diro aduun u ka buuxo dulmi ah isla markaana qaatay go;aan adag oo geesinimo leh oo lagu la dhey shaqo adag oo sees u tahay hogaamin iyo hal abuurnimo isla markaana ka dhigey aduunki madoowa ee dulmigu yaalay aduun nuuraaya oo ifiyaa oo cadaaladi ka buuxdo iyo nolol heer sare ah o ahaatay mid aduun iyo mid akhiraba.

Nabi maxamed SCW SCW SCW waxa u ahaa shakhsigi aduunka ugu saamaynta badna xaga isbadalka nololeed iyo xag bulsho ahaanba taas waxa qiray dad aan muslim ahayn bal aynu yara jaleecno buuga "The 100 ranking most influencialpersons in History’’ micheal- H. Hart qoraagasi nabi maxamed SCW SCW SCW waxa u ku tilmaamey shakhsi wanaagsan oo hogaamiye ah oo badalay umad aan wax ahayn kana dhigey umadda aduunka u saraysa.

Hadaba shayga kaliyaata ee nabi maxamed ku gaadhay kuna gutay amaanadi dul saarnayd waxay ahayd alle ka cabsi badan oo mar walba joogta ah iyo xaalad walba laguna gaadhey shaqo adag iyo imaan toosan oo aan qol qoloc yarna laheen iyo wada shaqayn fiican oo u dhaxaysa nabiga SCW SCW SCW iyo bulshada aduunka.

Waynu kawada dharagsanahay nabi maxamed SCW SCW SCW taarikhdisi iyo habdhaqanka noloshiisa hadaba waxa inaga ino loga baahanyahay in aynu ku dayano raacno mar walba iyo xaalad walba isla markaana joogtayno si adag oo aan kula go lahayn oo adag hadii ay ahaato amaano, dabecad wanaaga iyo cibaadada joogatada ah iyo dhamaan wax walba oo nolosha ku saabsan.

Shacabkena soomaliyeed inaga oo muslim ah ayeynu waxyabo fara badan oo khalada samaynaa waa in aynu ka tunasulnaa una tunasulnaa runta iyo wadada saxda ah Nabi maxamed SCW SCW SCWsi aynu ugu dayano nabigena suuban SCW SCW SCW isla markaana ku sugnaanoGUUL IYO GOBONIMO if iyo akhiraba, waa in nolosheena, ganacsigeena, siyaasadeena iyo dhinac walba oo nolosheena ka mida ay saami saxan la noqota wadadii nabigeena mxamed binu cabdilaahi binu cabdi mudalib.

 

Ugu danbayn maso koobi karaayo wanaagi waxtarkii ,waxqabadii iyo hankii iyo hogaamintii iyo waliba diinti nabi MAXAMED SCW SCW SCW.

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

MOHAMMED ADAM HASSAN

ENGINEER DEVELOPER SUCCESSFUL

TELL:0634394700

E-MAIL: [email protected]

" SHaqo adag oo sees u tahay hogaamin iyo hal-abuurnimo iyo isbadal ka bilaamay shakhsi una xuub siibta shacabkeena”



AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...