Wasaaradda Waxbarashadda Oo Shax ku Muujisay Sida ay Gobolada Ugu Qaybiyeen Deeq Waxbarasho Oo Itoobiya Siisay Somaliland.
Wasaaradda Waxbarashadda Oo Shax ku Muujisay Sida ay Gobolada Ugu Qaybiyeen Deeq Waxbarasho Oo Itoobiya Siisay Somaliland.
Hargaysa(HWN)Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland Oo Soo Bandhigtay qaabka ay u qaybiyeen Deeqo Waxbarasho oo dalka itoobiya uu ugu deeqay jamhuuriyadda somaliland.
Deeqdan waxbarasho ayaa waxa goboladda dalka u qaybiyay wasiirka wasaaradda waxbarashadda somaliland Cismaan Jaamac Aadan kaas oo gobolada qaarna kab wasaaradu kor loogu soo qaadayo ay u samaysay.]
Warsaxaafadeed lagu shaacinayo qaabka loo qaybiyay oo ka soo baxay wasaaradda ayaa tilmaamay in deeqda waxbarasho ee itoobiya somaliland siisay ay tahay waxbarashadda heerka 1aad.

Loading...
Loading...


0 





