Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Ugu Baxaya Wadanka Djibouti

0
Tuesday September 03, 2019 - 00:16:55 in News by
  • Visits: 5440
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Ugu Baxaya Wadanka Djibouti

    Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Ugu Baxaya Wadanka Djibouti

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Ugu Baxaya Wadanka Djibouti


Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hogaaminayo ayaa socdaal ugu baxaya wadanka Djibouti.


Wararka laga helayo safarka madaxweynaha somaliland ku tagayo wadanka Djibouti ayaa sheegaya inuu martiqaaad rasmi ah ka helay dhigiisa wadankaasi Ismaaciil CumarGeelle.

Image result for madaxweyne muuse biixi oo safar u baxay


Madaxtooyada somaliland ayaa la filayaa in salaasada ay ka hadasho safarka uu madaxweynaha somaliland ku tagayo wadanka Djibouti isla markaana faah faahiso ujeedada socdaalka hogaamiyaha dalka.


Madaxweynaha somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan la qaadano dhigiisa wadanka Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle waxaana la dhawrayaa qodobaday ka wada hadli doonaan.

Loading...
Loading...