' Kaftanka Maanta , Balantii Dibi Baa Jiidhay '' .

0
Monday September 02, 2019 - 19:08:21 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2171
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ' Kaftanka Maanta , Balantii Dibi Baa Jiidhay '' .

    Sheekaba sheeko ayay keentaaye , waxa la yidhi waagii dagaaladdii sokeeye socdeen ayaa Madaxwayne

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekaba sheeko ayay keentaaye , waxa la yidhi waagii dagaaladdii sokeeye socdeen ayaa Madaxwayne Cigaal qolo balan ay wada galeen , dabeeto iyadoo balantii la isku og yahay , ayaa Nabaddi dhalatay oo dadki isu wada yimi .



Dabeeto qoladdii balanta lala galay ayaa madaxwaynaha u tagtay iyagoo balantii daba socota , dabeeto Halkay wax kale ka eegayeen baa Cigaal ku yidhi '' Niman yahaw horta balan waynu lahayn oo waatii aynu balanay , laakiin balantii dibi baa jiidhayoo , waataa is badalku dhacaye , balantii socon maysee aynu dhan kale uga wareegno .


Imika waa halkaase , kol hadii Doorashaddii labba sanno kasoo wareegeen , waa in Madaxwaynuhu balamihii doorashadda ka baxaa oo yidhaahdaa , balamihii dibi baa jiidhaye , giib noom taani

 

W/Q: Ahmed Nour Guruje

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...