Baaq nabadeed (Boqor Deeq Xaaji Cabdilaahi. Q: Guled maxamed
Farintaas oo ku
socota dhamaan shabka Somaliland Iyo
dagaalka ceel afwayn ka socda
Waxaan baaq u dirayaa
dhamaan bulshada ku dhaqan ceel afwayn waxaan leeyahay nabada ha la ilaashado
oo dagaalka ha la joojiyo
Waxaynu wada ognahay
in dhiiga qofka muslimka ahi uu yahay xaaran in la daadiyo walaalayal ha la
joojiyo dagaalka iyo xanafta
Dawlada Somaliland
way ku fashilantay in ay kala dhex gasho bulshada halkaa dagan oo ay amigeeda
ay ka muusul tahay
Nabadu cidwalba waa u
dan waana waajib ina saran in aynu xalino
Shirka burco ka dhacaya waa muqada ay labda beelod u ah danaooda iyo is dhexgelkodaba dawladuna waa in ay ka shayqaysaa isku ku soo dhawynta labada beelod balse waa in aanay ka shaqayn kala kaxaynta bulshada Somaliland
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!