Ururka Dhakhaatiirta Somaliland Oo Shirweynahoodii 7aad Ku Doortay Hogaan Cusub

0
Friday August 30, 2019 - 21:55:31 in News by
  • Visits: 3413
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Dhakhaatiirta Somaliland Oo Shirweynahoodii 7aad Ku Doortay Hogaan Cusub

    Ururka Dhakhaatiirta Somaliland Oo Shirweynahoodii 7aad Ku Doortay Hogaan Cusub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka Dhakhaatiirta Somaliland Oo Shirweynahoodii 7aad Ku Doortay Hogaan Cusub

Hargeysa(HWN):-Ururka dhakhaatiirta somaliland ayaa shirkii 7aad ee ay yeeshaan ku doortay gudoomiye cusub oo labada sanadood ee soo socda hogaamin doona ururkaasi.

Image may contain: 7 people, people smiling, people standing

Shirka 7aad ee dhakhaatiirta somaliland oo laba cisho uga socday magaalada Hargeysa ergooyin ka socday dhakhaatiirta somaliland ayaa lagu soo gaba gabeeyey in lagu doorto gudoomiyaha ururkaasi hogaamin doono labada sanadood ee soo socda.

Gaba gabada shirka ayaa ergooyinkii ka qayb galay waxay gudoomiyaha ururka u doorteen Dr Maxamed Muuse Xasan, halka gudoomiye ku xigeenka ururkaasna loo doortay Dr Mustafe Jaamac Barkhadle.

Image may contain: 6 people, people standing

Loading...
Loading...