Uganda Airlines Oo Duulimaad Toos Ah Ka Bilowday Muqdisho
Waxaa garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho duulimaad toos ah
ku tegtay diyaaradda Uganda Airlines., sida uu ku warramay telefishinka
dowladda Soomaaliya.
Waxaana halkaas lagu qabtay munaasab lagu daah furayo duulimaadka tooska ah min Uganda ilaa Muqdisho.
Waxaa horraan Mudisho duulimaadyo toos ah uga bilaabay diyaarado ay kamid yihiin Kenya Airways iyo Ethiopian Airlines.
Loading...
Loading...


0 





