Talo Ku Socota H/Yoonis Bari Iyo Jananka Caarre.

0
Thursday August 29, 2019 - 16:17:55 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2917
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Talo Ku Socota H/Yoonis Bari Iyo Jananka Caarre.

    Waxaan marka hore u soo jeedinayaa mahad naq balaadhan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan marka hore u soo jeedinayaa mahad naq balaadhan

iyo salaan aad u qiimo badan sadex nin oo warbaahinta ka hadlay oo

xaqiiqada u cadeeyey umada somaliyeed in H/YOONIS galbeed maanta

diyaar u ahayn dagaalna aanay idinku raacayn hadaad tihiin H/YOONIS BARI,

1-Inanka samaroon inkastoo aanan anigu aqoon u lahayn waxaa la ii sheegay

inuu yahay seylici raaskiisa,wuxuu cadeeyey GARXAJIS in maanta aanu dagaal

qaadi karin siiba garxajis bari sidaa awgeed gogol cabashada garxajis samaroon

ku dhegeysato ayuu u fidiyey ka dib markuu dhegeystay salaadiintii garxajis galbeed oo somaliland u cabanaaya waayo inanku waxa kale oo uu cadeeyey inuu sax yahay hadal nuux taani kuna matelaayo xukuumada jeegaanta ,inanku warka wuxuu ka keenay xaafada M/weyne ku/xigeenka waana wararkii rasmiga ahaa ee lagu hayey xaafadooda.

2-Maayarkii hore ee burco (DHEGA LAAB)wuxuu cadeeyey H/YOONIS galeed in aanay idiin soo soconin ee inaad tashataan siiba hadii aad tihiin H/YOON bari oo weliba burco

cid ha ka sugina u soo gurmatah/yoonis bari.

TALO KU SOCOTA JANANKA CAARRE.

Waxaan mar labaad u mahad naqayaa wasiirRiyo Raac oo cadeeyey mawqifka H/JECLO,

mawqifka xukuumada uu wasiirka ka yahay oo ah in aanu jananka caare meela ku badbaadeyn waxaa kale oo uu cadeeyeyinuudhacaayo dagaalka ceerigaabo,

Sidaa awgeed waxaan kula talin lahaa H/YOONIS BARI ninka idiin boqran waa xila bilaal waa

nimankii xaaji cabdi waraabe ku yidhi BERBERI wax faraqaa lagu qaado ka weyn,sadex magac

ilaahay muuse biixi ayaa ka dhowee tashada.

Caarena waxaan leeyahay ka soo bax buurahu ku qarin maayaane  inta aanay h/yoonis bari ku soo qaban hadii kale caruurta meesha

ha ku dilie isa soo dhiib adiga ha lagu toogto'e.

GUDOOMIYE AAR QAADI.



[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...