Waddo Qudhaa Ufuran

0
Thursday August 29, 2019 - 16:09:05 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 940
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waddo Qudhaa Ufuran

    28 / 8 / 19 Waddo qudhaa kuu furan Keene iyo kordhiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

28 / 8 / 19 Waddo qudhaa kuu furan Keene iyo kordhiye

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib odaygii ku dhaca lahaa

Maantay ugu darantay waana imtixaankii ugu adkaa ee soo mara

Bal hadaba saaxiib maxaad kula talin lahay adoo itixaanka uxadaya

Kordhiye . saaxiib horta waa sidaa aad sheegtaye arrinku waa ku

Xunyay una malaynmaayo ninka baxaya.

Laakiin waxaan odhan lahaa kala dooro TAANI  iyo  S/LAAN

Tani maaha tii aamus kaaga dhammaanaysay waad aragtaa

Beelihii soomaalilaan siday uhadlayaan  is badbaadi oo dalka badbaadi.

Waddada qudha ee kuu furani waa TAANI  oo immika aad ku

Dhawaaqdo csilaadiisa haddii kale adaa casilan


Waa talo adiga kuu dana  mr, ku dhace

Guuleed liibaan  snm1710 @livecom

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...