Madaxweynaha Puntland Oo La Kulmay Dhigiisa Maamulka Oromada Ee Dalka Itoobiya

0
Thursday August 29, 2019 - 16:07:13 in News by
  • Visits: 2435
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Puntland Oo La Kulmay Dhigiisa Maamulka Oromada Ee Dalka Itoobiya

    Madaxweynaha Puntland Oo La Kulmay Dhigiisa Maamulka Oromada Ee Dalka Itoobiya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Puntland Oo La Kulmay Dhigiisa Maamulka Oromada Ee Dalka Itoobiya

Addis Ababa(HWN):-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya kula kulmay madaxweynaha maamulka Oromada ee dalkaasi.

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and suit

Madaxweynaha maamulka Oromada Itoobiya Shimelis ayaa kulan qado ah ku qaabilay madaxweyne Deni oo socdaal ku jooga magaalada Addis Ababa.

Kulankan Casho sharafta ah ee uu Madaxweynaha Oromada u sameeyey Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa ka qabsoomay caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa, waxaana looga wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashiga ganacsiga ee labada dhinac.

Image may contain: 2 people, people smiling, people sitting, table and indoor

Kulanka Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Oromada ee dalka Itoobiya Shimelis ayaa kusoo dhammaaday guul.

Loading...
Loading...