Magacyada 25-kii Nin Ee Inqilaabka Geystay 1969 W/Q: Cali Cabdi Coomay

0
Thursday August 29, 2019 - 16:07:07 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 4683
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magacyada 25-kii Nin Ee Inqilaabka Geystay 1969 W/Q: Cali Cabdi Coomay

    Farriimo kala duwan oo iga soo gaadhay akhristeyaasha ayaa lagu igu soo weydiiyey in la helo magacyada saraakiishii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Farriimo kala duwan oo iga soo gaadhay akhristeyaasha ayaa lagu igu soo weydiiyey in la helo magacyada saraakiishii
ka dambaysay inqilaabkii ka dhacay dalkii la isku odhan jiray Soomaaliya 21/10/1969, oo haatan u kala baxay Soomaalilaan iyo Soomaaliya. Waxa se weli maqan siday isu kala reebeen markuu guulaystay inqilaabka ay ku wada socdeen. Waxa dhaqan caan ah in koox kasta oo inqilaab geystaa ay dhexdooda birta iska aslaan oo qaar soo hadhaan. Hasayeeshee sooyaalkaasi iyo abla-ablayntiisu waa mid weli geed sare saran oo soo foqid u baahan. Magacyada 25-ka sarkaal waa kuwan:


  1. Gen. Maxamed Siyaad Barre (Milatari)
  2. Gen. Jaamac Cali Qorsheel (Boolis)
  3. Gen. Maxamed Caynaanshe Guuleed (Milatari)
  4. Gen. Xuseen Kulmiye Afrax ( Boolis)
  5. Gen. Salaad Gabeyre Kidiye ( Milatari)
  6. Gen. Maxamed Cali Samatar ( Milatari)
  7. Gen. Cabdalla Maxamed Faadil (Milatari)
  8. Cali Mataan Xaashi (Milatari)
  9. Col. Axmed Maxamuud Cadde (Boolis)
  10. Col. Maxamuud Mire Muuse (Boolis)
  11. Col. Ismaaciil Cali Abokor (Milatari)
  12. Col. Axmed Saleebaan Cabdalla (Milatari)
  13. Col. Maxamed Sheekh Cismaan (Boolis)
  14. Col. Maxamed Cali Shire (Milatari)
  15. Col. Maxamuud Geelle Yuusuf (Milatari)
  16. Col. Faarax Wacays Duule (Milatari)
  17. Col. Axmed Maxamuud Faarax (Milatari)
  18. Col. Axmed Xasan Muuse (Milatari)
  19. Cabdirisaaq Maxamed Abuukar (Milatari)
  20. Bashiir Yuusuf Cilmi (Milatari)
  21. Cabdiqaadir Xaaji Maxamed (Milatari)
  22. Col. Maxamed Cumar Jees (Milatari)
  23. Cismaan Maxamed Jeele (Milatari)
  24. Muuse Rabiile Good (Milatari)
  25. Cabdi Warsame Isaaq (Milatari)

 

Cali Cabdi Coomay

Suxufi, qoraa ah.

Hargaysa, Soomaalilaan

[email protected]

 

Tixraac: Dhacdooyinkii Jaalle Siyaad (2001)....Prof. Yuusuf Dhoodaan.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...