Diyaaradda Ugand Oo Duulimaadkii Ugu Horeeyay Saaka Ku Timid Muqdisho.
Diyaaradda Ugand Oo Duulimaadkii Ugu Horeeyay Saaka Ku Timid Muqdisho.
Diyaaraddii u horreeysay ee shirkadda duulimaadyada Uganda Airlines ayaa Dhawayd soo caga-dhigatay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde.
Duulimaadkan ayaa billow u ah duulimaadyo toos ah oo isku xiraya Muqdisho iyo Kampala.
Xaflad lagu daahfuray duulimaadyada ayaa lagu qabtay garoonka diyaarada Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Uganda Airlines ayaa dib u habeyn ballaaran lagu sameeyay, muddo 18 sanno kaddib, iyada oo shirkadda ay billowday duulimaadyo ay ku tageyso dalalka gobolka.
Loading...
Loading...


0 





