Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Aad Uga Xun Dhibaatooyinkii Roobabku Geysteen Xallay

0
Wednesday August 28, 2019 - 12:28:25 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1237
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Aad Uga Xun Dhibaatooyinkii Roobabku Geysteen Xallay

    Tallana Usoo Jeedinaya Sidii Loga Gaashamlahaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tallana Usoo Jeedinaya Sidii Loga Gaashamlahaa.
Runtii xallay waxa da'ay roob  badinkii  gaadhay magaalada hargaysa roobkaasi oo geysytay sida aad ka warqabtaan khasaarooyin , isagoona ka qaaday jiingadiihii  meelaha qaarkood.waxana la sheegayaa dhaawac iyo dhimasho wallow uu dhaawaco aad u badnaa,dhimashada ahayd saddex qof wayna k abdan kartaa .


anigoo aad uga xun tacsina u diraya ciddii ku dhimatay ciddii ku dhaawacantay leeyahay eebbe weyne uga baryaya caafimaad sariica,haddana waxaan  tallo usoo jeedin lahaa dadweynaha .wakhtiga  ay roobabku jiraan inay yareeyaan aalladaha electronic oo kaleeto,inay dadku is caawiyaan oo ay iska war hayaan,in xadhgaha laydhadhka ee badana dusha mara xal ka wacan la keeno oo tusaale ahaan marka uu roob weyn yimaado dabayl badana qarqiso waa qasab noqonasa  xadhgaha  badankoodu  dhulka kusoo daadan karaan taas oo dhib badan u geysan karta umaddaha  ama dadweynaha.

haddaba waxa habboon in xadhgahaa staatijad laga yeesho baadana., la iskana  iska jiro dagitaanka meelaha dooxyad u dhow,in meelaha laagaga oo kaleetana  dawladdu dadka ka durgiso.taas waxa inoogu haggaagaya wax walba,waayo maahmaah carbeed oo turjumadeedu tahaa ah tidhaahda ka hor tagaa ka wanaagsan iska daawaynta.
hamse riiraash

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...