Alpha Jamacad U Damqata Bulshadeeda
Asc dhamaan ummad reer somaliland meel kasta oo aad joogtan alle ha idinku nabad yeelo
waxaan u mahad celinayaa hormoodka shabakadaha af somaliga Hadhawanaag
news oo markasta u tagan inay ummada la wadaato wixii jira ee soo
kordha
Maanta waxaan jeclestay inan bulshada reer somaliland u tilmaamo
doorka ay jamacda alpha ay kaga jirto kor u qadista wax barshada dadka
aan awoodin waxanay iyada oo taas ka duulaysaa ya siisay qaybaha kala
duwan ee bulshada waxbarasho lacag laan ah taas oo farxad gelisay bulsho
badan oo aan awoodin inay iska bixiyin lacagta jamacada sido kale
waxay waxbarasho lacag laan ah siisay ciidanka qaranka somaliland ee
kunsugan jiida hore iyada oo ugu deeqaday ubadkay dhaleen waxbarsho
bilaash ah
sido kale waxay fursada siisay ardayda dabaqada dhexe oo ah ta ay
bulashadu u badantahay iyada oo siisay Half scholar ama 50% free ah
jamacadu waxay markasta u tagantahay waa garab istaga umadeed sido
kale waxay markasta ka qayb qadataa taakulaynta bulshada tabalaysan
guntii iyo gunaanadkii
Jamacada alpha waxay hormood u tahay gacan qabashada bulshada iyo garab isataga ummada reer somaliland
Alle mahad leh
phone number 0659191368
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...