Gudoomiyaha Galbeedka Kanada Ee Xisbiga Waddnia Si Adaga U Canbaarayaa Arinta Nuux Tani Ku Hadlay.
Waxaanu canbaareenyaa arintan ka soo yaadhi taliyaha ciidank qaranka Somaliland eeu ka dhawaqaya maglada hargesa,
Waxa ka mid ah waxaanu siinjerni lacag ayeey iska cunajerin ila 25 sano
Hada waa ciidankii qarnak Somaliland ee goblaha bari waa caab qaran,
Waxaan u soo jeedinaya
Inu si deg deg ah isku casilo
Shacabka reer somaliland
Ka raligaliyo
Waxaan ugu baaqayaa mamulka maxadweyn Muse Bixi inu wax ka qabto
Waxay ku hadlayaan tilayahashiso iyo wasiiradiisba marwalb ee xanafta leha.
Gud Bashe Elmi
Gud west canada ee xisbiga waddnia
Wa bilaahi tawfiiq.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!