War Deg Deg Ah:-Hadhwanaagnews Oo Loo Xaqiijiyey Khasaare Uu Sababay Roob Dabayl Xoogan Watay Oo Hargeysa Ka Da'ay+Sawiro

0
Tuesday August 27, 2019 - 19:23:46 in News by
  • Visits: 7196
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Hadhwanaagnews Oo Loo Xaqiijiyey Khasaare Uu Sababay Roob Dabayl Xoogan Watay Oo Hargeysa Ka Da'ay+Sawiro

    War Deg Deg Ah:-Hadhwanaagnews Oo Loo Xaqiijiyey Khasaare Uu Sababay Roob Dabayl Xoogan Watay Oo Hargeysa Ka Da'ay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Hadhwanaagnews Oo Loo Xaqiijiyey Khasaare Uu Sababay Roob Dabayl Xoogan Watay Oo Hargeysa Ka Da'ay.


Hargeysa(HWN):- Khasaare iskugu jira dhimasho iyo burbur hantiyeed ayaa ka dhashay roob dabayl xoogan watay oo goor dhawayd ka da’ay magaalada Hargeysa.


Ilaa hada waxa la xaqiijiyey dhimashada sadex qof oo iyo burburka hanti iskugu jirta guryo iyo baabuur oo uu sababay roobkan dabaylaha xoogan watay ee ka da’ay magaalada Hargeysa.

Image result for war deg deg ah


Qaar ka mid ah guryaha magaalada Hargeysa ayuu roobku dumiyey kuwaas oo iskugu jira daaro iyo guryo jiingado ah, halka uu baabuurtana ku dumiyey boodhadhka culus ee laga taago hareeraha wadooyinka caasimada.

Image may contain: sky and outdoor
Image may contain: sky and outdoor

Hogaan ku xigeenka gaadiidka ee ciidamada dab-demiska Maxamed Xasan ayaa Hadhwanaagnews u xaqiijiyey in roobkani sababay dhimashada sadex qof oo rayid ah isla markaana ay jiraan hawl galo lagu baadi goobayo dad kale.

Image may contain: one or more people and outdoor
Image may contain: car and outdoor

dhinaca kale badhasaabka gobolka Maroodijeex ayaa Hadhwanaagnews u sheegay inay jiraan sagaal qof oo ku dhaawacmay roobkan.

Image may contain: one or more people and outdoor
Image may contain: sky, cloud and outdoor
Image may contain: car and outdoor

sidoo kale roobkan ayaa saamayn ku yeeshay korontada magaalada Hargeysa taas oo qaybo ka mid ahi dansan tahay maadaama oo ay dhaceen biraha lagu xidho xadhkaha.



Wixii War Ah Ee Ka Soo Kordha Kala Soco Hadhwanaagnews.com


Loading...
Loading...