'' Xeer Iyo Xasilooni , Xasiloonida La Qaatay ''. W/Q: Ahmed Nour Guruje

0
Tuesday August 27, 2019 - 15:07:18 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1341
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Xeer Iyo Xasilooni , Xasiloonida La Qaatay ''. W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Sheekaba sheeko ayay keentaaye , Oday la odhan jirey Shire sharmaarke , oo xaafadayada u talin jirey ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekaba sheeko ayay keentaaye , Oday la odhan jirey Shire sharmaarke , oo xaafadayada u talin jirey ,

guurtina ahaa , ayaa maalin labba nin oo seediyadii ah , oo isaga u yimi la dilay .


Dilkaa odayga wayn ee hogaamiyaha ah seediyadii loo gaystay xaasaasiyad baa ka dhalatay , dabeeto maalintii dambe ayaa shirre geed wayn tolkii isugu yeedhay , dabeeto wuxuu yidhi , gaashaanqaadkaygu waa 180 , boqol iyo sideetankaa 60 baa iga soo horjeedda , lixdankaa hadaan gallo , lixdankaba waa la dilayaa , iyana lixdan bay dilayaan , lixdanka soo hadhayna shisheeye ayaa dilaya , markaa maanta , Tol iyo xidid , tol iyo xidid tol baan doortay .



Sidaa markay tahay , Somaliland maanta haday is wajaafto , lixdana way iska dili , sodonka soo hadhayna oromaa qabsan ama Ammisom , waana aynu gumoobiye , Madaxwayne xeerka iyo xasiloonidda , xeerka iyo xasiloonida markay kuu noqoto , xasiloonida qaado , maantana maalin adiga lagugu baxsado ha noqoto .



AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...