Faa'iidooyinka Cambe BABAAYGA (pawpaw) Qalinkii Cabdi Caawiye
magaca Saynis"Carica papaya", waa midho ka mid ah khudaarta ka baxda geedka Karika. Waa midho dusha cagaar ka ah marka la jeexana Waa huruud nooc kalena waacasaan babaayga, sidoo kale loo yaqaano Cambe babaay waa midho bisil oo leh faa'iido iyo nafaqobadan.
Halka xabo ee yar ee babaayga ahi waxay ka
koobantahay (152 grams)
Calories: 59
Carbohydrates: 15 grams
Fiber: 3 grams
Protein: 1 gram
Vitamin C: 157% of the RDI
Vitamin A: 33% of the RDI
Folate (vitamin B9): 14% of the RDI
Potassium: 11% of the RDI
calcium, magnesium iyo vitamins B1, B3,
B5, E and K.
1. Wuxuu daweeyaa xanuunada wadnaha.
(May Improve Heart Health)
Waxa la ogaaday in cambe babaaygu uu
dawo u yahay xanuunada asiiba wadnaha waayo waxa ku jira labada macdanood ee
lycopene iyo Vitamin C oo labaduba u fiican wadnaha.
SUMMARY
Papaya's high vitamin C and lycopene
content can improve heart health and may reduce your risk of heart disease.
2. Wuxuu hagaajiyaa dheefshiidka.
Cambe babaygu waa waa dawooyinka ugu
fiican ee lagula tacaalo calool istaaga badan.
Iniinta iyo caleentiisuba waxay
daweeyaan Gasteriga (ulcer )
SUMMARY
Papaya has been shown to improve
constipation and other symptoms of IBS. The seeds and other parts of the plant
have also been used to treat ulcers.
3. Wuxuu caawiyaa maqaarka
Babaaygu wuxuu dawo ka yahay jactadka ku
dhaca maqaarka, waxa uuna daawo fiican u yahay maqaarka oo uu ka difaaco
falaadhaha cadceedu haddii ay wax yeelaan.
SUMMARY
The powerful antioxidants in papaya can
help your skin recover from sun damage and may defend against wrinkling.
4
. Waxa uu ka hortagaa kansarka.
Culimada saynisku waxa ay isku raaceen
in uu babaaygu yahay ka hortag xaga cudurka kanserka ah.
Cilmi baadhis la sameeyey ayaa lagu
ogaaday in maadada lycopene ee uu qaniga ku yahay cambe babaaygu ay ka hor tag
fiican u tahay cudurka kanserka.
SUMMARY
Early research suggests that the
antioxidants in papaya may reduce cancer risk and perhaps even slow cancer
progression.
Waxa kale oo la ogaaday in 100 ka Garaam
(100g) ee cambe babaayga ah uu ka koobanyahay
Water [g]88.06
Protein [kcal]43
Borotiin [g]0.47
Total lipid (fat) [g]0.26
Carbohydrate, by difference [g]10.82
Fiber, total dietary [g]1.7
Sugars, total [g]7.82
Calcium, Ca [mg]20
Bir, Fe [mg]0.25
Magnesium, Mg [mg]21
Phosphorus, P [mg]10
Potassium, K [mg]182
Sodium, Na [mg]8
Lasoco qaybaha dambe
Qalinkii Cabdi Caawiye
+252634115877
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!