Xalinta Khilaafadka Iyo Xulashada Maamulka

0
Monday August 26, 2019 - 12:18:23 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 997
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xalinta Khilaafadka Iyo Xulashada Maamulka

    Somalilnd waxay kucaano maashay inay waxkasda oo dhexdeeda yimaada xalisato laakiin imika waxaa tobankii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somalilnd waxay kucaano maashay inay waxkasda oo dhexdeeda yimaada xalisato laakiin imika waxaa tobankii sano ee udanbeeyay Soo baxayay in arintaasi meesha kabaxayso oo aynaan is a afgaranayn taasoo loo aanaynaayo haldoorkii ama labeentii dalku ay dhamatay laakiin oo iyagu ay waxwalb ahaayeen marjacii loonoqanayay hadaba aynu waxyarkataabano maamulkii kaladabeeyay 1madaxwayne cabdiraman axmed Ali alle hawnaxariisdee inuu somaray labasano oobays ah

 

Oodadko kasoo laabteen dagaalkii rajiimka oo ahaa dawladii gundhiga u ahay waxaa lanbartuu ahaa alle haw naxariistee

Madaxwayne cigaal oo isaguna ahaa ninka somallilnd ilaahay kasoko isga leh somalilan

Waxaa uu dhidibada u as aasay dawladan maanta aynu kunaaloonayno

Oo laaantoi

Somaliland

Jirteen oo taasoo at lakulmeen caqabado aad ubadan oo an filaayo nin aan isaga laaantii aanay

Waxba samaysmeen oo u qabtay waxkasda

Oo maanta Aynu Kunaaloonayno oo isaga marwalba uudoonayay in maamul iyo kaladanbayni timaado oo dadkiisu nabad galyo kunoolaadaan taasoo alle kuguuleeyay

Oocabadahaasi aanan filayn in isaga cid aan ahayni kadabaalateen

Tusaale

Dagaalkii sokmeeye waxa uuahaa caqabadihii ugu waawaynaa we somara madaxwayne cigaal taana waynu kawada dharagsanahay sidii uu uxaliyaya AMA uga dabashay

 

 

Iyo hubkadhigisdii beelaha oo ahayd in hubkii faraha badnaa kasoo xareeyay shacabka isagoo. Garbaha isga dhigaya cuqaal iyo saladiin adeegsanaya tusaale all hawnaxariisdo suldaan maxamed oo ahaa suldaan reerkiisa ugusoo for xareeyay iyo odayaashii guurtida ee aykamid ahaayeen xaaji cabdi iyo sheekh ibraahin iyo kuwo kale oo aan qor madan ku kusookoobi karayn

 

 

Qore: Yuusf Abdi Ismail

Email: CasowHYPERLINK "mailto:[email protected]"[email protected]

 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...