Maansada Berbera Dubaybaa La Moodaa

0
Monday August 26, 2019 - 12:13:02 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1824
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maansada Berbera Dubaybaa La Moodaa

    maansadani waa maanso aad u yar misna toos uga sheekaynaysaa billicda iyo quruxda iyo laamiyada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

maansadani waa maanso aad u yar misna toos uga sheekaynaysaa billicda iyo quruxda iyo laamiyada
ku yaal magaalada berbera oo gobolka saaxil akhris.

berbera markaad tagto,
baryo aad soo joogto,
billicdeeda daawato,
badeeda dheeriyo
bataalalo raacdo
boodhkii ku saarnaa 
biyuhu kaaba maydhaan,
laamiyadeeda loo boggoo,
ballaadhanoo qurxoon
inay boqolkiiba boqol yihiinbaad
ku barraarugaysaa,
haddii timirta ku beeran
hal beeg aad ku eegtana 
waa qaar ballaadhanoo,
dubay berbar joogta.
hamse riraash


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...