Raysal Wasarihii Hore Ee Ethiopia E Geriyoday Ee Meles Zenawi (Q 15aad Ee Barnamijka Hogaan Iyo Horumar ENG Mohamed Aden Hassan)

0
Monday August 26, 2019 - 08:08:33 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1600
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasarihii Hore Ee Ethiopia E Geriyoday Ee Meles Zenawi (Q 15aad Ee Barnamijka Hogaan Iyo Horumar ENG Mohamed Aden Hassan)

    Manta waxaynu falanqaynaynaa Raysal wasarihii hore ee Ethiopia e Geriyoday ee Meles ZEnawi,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Manta waxaynu falanqaynaynaa Raysal wasarihii hore ee Ethiopia e Geriyoday ee Meles ZEnawi,
Raysal wasaare Meles Waxa U Ahaa shakhsi fir fircoon O Fariida Isla Markana Lahaa Han aad U wayn o Ahaa in Qaarada Africa wax LAGA badalo isla markaana nOqoto Qaarad isu furan shacab Ahaan iyo Ganacsi Ahaanba Isla Markaana La Tartanta Qaaradaha Kale e Aduunka.

Meles waxqabadadisi Ugu muhimsanaa e u qabto waxa ka mida in Dawlada Ethiopia o Ah CHINA HA Africa o in u ka yeelo dawlad u dhaqalahedu aad u xooganyahay taas o noqotay dawlad horumarsan wallow aanu shacabka dhaqalahu wada gaadhin badnaan awgeed.



Waxa u beeray dhul aad u badan waxaana laga helay waxso saar dalku u leyahay waxaana ay noqotay rajo aad u wanaagsan taas o yaresay xadigii macaluusha iyo gaajada e dalka Ethiopia.


Waxyabaha kale e dhaqalaha dalka kor u soo qaaday waxa ka mida waxyaabaha ay dawladu ledahay o dib loo curiyay sida shirkada diyaaradaha ee ETHIOPIAN AIRLINE o noqotay shirkada diyaradaha ee Africa ugu fiican "Ethiopian Airline Best Airline In Africa” taas o dadalkedu so bilaabmay markii meles xilka gacanta ku dhigay isla markana xooga la saaray sida ay u horumari lahayd sidii ay waagi hore ahaan jirtay waxanaa manta ka shaqeyaa shaqaale aad u badan si lamida waxay dadka rakaabka ah u fudaydisa hawlahooda safar waxayna tagtaa meelo aad u badan o caalamka ah waxayna so xaraysaa dhaqaale aad iyo aad u badan o kor u qaaday dawlada Ethiopia. (FIIRO GAARA: Hadii aad doonaysid in aad ku safartid oo aaad ku duushid waad igala soo xidhidhin insha allah TICKETING AND RESERVITIONS SYSTEM)


Si lamida shirKada isgaadhsinta ee ethio telecom ayaa iyana dawr muhiima ka qadata dhaqalaha dalka Ethiopia shirkadaso dibu habayn lagu samayay waagi meles zenawi waxayna dadka dalka gudihiisa ku nool siisaa call(garacis) aad u jaban waxayna dawlada u soo xaraysaa dhaqaale aad u badan.


Meles zenawi waxa jiray guulo lama ilaawana o u gaadhay waxayna dad aad u badani ku tilmaaman geesi hadana waxaaan indhaha layska qarin Karin dhibatidi ka jirtay dalka xiligu talada dalka hayay taas o ahayd in dalku galo dhibatoyin aad u badan o xataa aynu is odhan karno guulihiisi iyo dhibatoyinku wayba isku jaan go,an yihiin ugu danbayn Meles zenawi wu Geriyoday waxaana talada dalka qabsaday raysal wasaare Hailemariam desalegn o aynu wada garanayno dhibkii so wajahay o ku dhamaday in u is casilo balse manta waxa xilka haya wiil aad u da; yar o fir fircoon o dadaal badan o lagu magacaabo ABIY AHMED ALI wallow u wax badan qabtay mudada yar e u xilka hayay waxa so wajahay dhibatoyin aad u badan fadlan  Ugu danbayn waa maqaalka danbe iyo Mudane abiy ahmed ali e la socosho wanaagsan insha allah.

 

 

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

BY:Mohammed Adam Hassan

Engineer and Politician Researcher And writer

Hogaan IYO Horumar.

DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.

E-MAIL: [email protected]

Tell:         0634394700.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...