In Ka Badan Lixdan Ruux Oo Ku Dhimatay Daadad Ka Dhacay Suudaan

0
Monday August 26, 2019 - 07:37:08 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1918
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    In Ka Badan Lixdan Ruux Oo Ku Dhimatay Daadad Ka Dhacay Suudaan

    Roobab iyo daadad ayaa 62 ruux ku dilay dalka Suudaan,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Roobab iyo daadad ayaa 62 ruux ku dilay dalka Suudaan, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee dawladda.

 

Roobab mahiigaanno ah ayaa ka da'ayay Suudaan tan iyo billawgii bishii Luulyo, arrintaas oo saamaysay qiyaastii 200,000 oo ku kala sugan 15 gobol. Gobolka White Nile ee ku yaalla koonfurta dalkaas ayay waxyeellada ugu badan gaartay.

 

Qaramada Midoobay waxay sheegtay in 37,000 oo guri ay burbureen ama waxyeello soo gaartay iyadoo la filayo in daadad hor leh dhacaan.

 

Wakhti roobaadka ayaa socda tan iyo dhammaadka bisha Oktoobar.




BBC

Loading...
Loading...