Dacwadii Kenya Iyo Soomaaliya Ee Badda Oo La Cayimay Wakhtiga Ay Furmayso

0
Sunday August 25, 2019 - 17:44:54 in News by
  • Visits: 3256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dacwadii Kenya Iyo Soomaaliya Ee Badda Oo La Cayimay Wakhtiga Ay Furmayso

    Dacwadii Kenya Iyo Soomaaliya Ee Badda Oo La Cayimay Wakhtiga Ay Furmayso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dacwadii Kenya Iyo Soomaaliya Ee Badda Oo La Cayimay Wakhtiga Ay Furmayso

Maxkamadda ICJ ee caalamiga ah ayaa mudaysay wakhtiga ay dhagaysanayso wareega labaad ee dacwadda badda ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya. Dacwada ayaa la dhagaysan doonaa sida ay maxkamadda ICJ sheegtay 9-13 september. ICJ ayaa sheegay in kulanka koowaad oo ah dhagaysi uu dhici doono 9 September oo ah marka ay Soomaaliya soo bandhigayso doodeeda, Kenya ayaa iyaduna 11 september ka jawaabi doonta.

Geesta kale dawladda Soomaaliya ayaa ka diiday guddiga Midowga Afrika martiqaad ay u direen oo ahaa inay golaha uga warbixiso khilaafka dhinaca badda ee kala dhexeeya Soomaaliya, waxaanay dawladda Soomaaliya sheegtay in laga warsugo go’aanka maxkamadda.

Loading...
Loading...