'' Dawladnimadu Duruuf Bay Ku Dhalataa ''. W/Q: Ahmed Nour Guruje

0
Friday August 23, 2019 - 18:03:44 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1220
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Dawladnimadu Duruuf Bay Ku Dhalataa ''. W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Aduunyadda oo dhan dawladnimadu duruuf isku mida ayuun bay ku dhalataa ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aduunyadda oo dhan dawladnimadu duruuf isku mida ayuun bay ku dhalataa ,
taasoo ah jid lasoo wada maray oo taariikhiya .

Jidkaas hadii aan yara cadeeyo , dawladnimadda qudheeda aynu is tusno waxay tahay , sidaa darteed aynu dawladnimada qeexnee , dawladdu waa nidaam ama koox dada oo maamula dal .



Sidaa markay tahay , shuruudaha aasaasiga ah ee dawlad lagga rabaa waa in ay noqotaa awooda ugu wayn ee meeshaa ka jirta , si ay u hirgelin karto awaamiirteeda iyo go'aanadeeda .


Si hadaba arrintaa loo xaqiijiyo , aduunyadda dawladaha oo dhami waxay soo mareen wado dheer oo ay ku xaqiijiiyeen in ay noqdaan dawladaha ay maanta yihiin .


Somaliland qudheedu wadadaas uun bay soo martay , meeshii ugu danbaysay ee dawladnimadu gaadhayna waa Degmadda Tuka-raq .


Sidaa darteed , Bariga sanaag wuxuu u baahan yahay in dawladnimo dhaba la gaadhsiiyo , sidda goboladda kale ee Somaliland , ciidan beeleedyada hadba dhan u yaacayana lagga fardaamiiyo , si horumarka iyo maamulku u socdo , dawladnimaduna uga hanaqaado .

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...