Cidhifyada Gudaha Soo Gesho, Ciidan Mida Beera, Cashiriyo Qabiil Yaanaynoqon, Cududa Xoogenu

0
Friday August 23, 2019 - 18:01:41 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1228
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cidhifyada Gudaha Soo Gesho, Ciidan Mida Beera, Cashiriyo Qabiil Yaanaynoqon, Cududa Xoogenu

    BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).


SALAAN KADIB WAXAN MID KHAAS AH U SOO DIRAYAA,

BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

 

1-CIIDAMADII DHAQAAQO,SIDII CAARE WADA GOOSTE,

    CEEB BAY SAMEEYEEN,MARKAY CADAW KU BIIREENE,

    CADHO WAA LA DAAWEN KARA,CAARE MUU TEGINE,

    CUQDADAY QABAAN,QAAR KALAA LOO CABSANAAYA.

 

2-HADDAAN CABASHADOODANA LA SUGIN,CIDNA EGAYN,

    CAKUYE CIIDANKEENII HADDUU,CAYNAD KALA YEESHAY,

    CIIDABA DARAAN AAMININOO,CIIL QABAA BADANE,

    CILMI BAADHIS BAY DOONAYSA,HEER CADAALAD AH.

 

3-CIDHIFYADA GUDAHA SOO GESHO,CIIDAN MIDA BEERA,

   CASHIRIYO QABIIL YAANAY NOQON,CUDUDA XOOGENU,

   CALF YARI DHAMAAN WAY QABAANE,CAASIGAA DARAN,

   CARBISIYO HA LOO FURO,SIFAHA CIIDAN QARAN LEEYAY.

 

4-CISHO NOOLBA CADAWGA FARXOO,CIILNA NAGU REEBA,

    CARUURTII SOO XAREEYOO U DIRA,CEERI IYO AWDAL,

    CASRI TABABARIYO SII HUB CULUS,CIIDA HALACDHONSHA,

    CEELAFWEN COLAADIISA IYO,CADAWBA SOO GAABSHA.

 

                         ISMAIL ABDILLAHI NHANDULEH

 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...