Golaha Wasiirrada Soomaaliya Oo Magacaabay Taliyaasha Xoogga, Nabad Sugidda, Booliiska Iyo Asluubta

0
Thursday August 22, 2019 - 17:06:34 in News by
  • Visits: 2850
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wasiirrada Soomaaliya Oo Magacaabay Taliyaasha Xoogga, Nabad Sugidda, Booliiska Iyo Asluubta

    Golaha Wasiirrada Soomaaliya Oo Magacaabay Taliyaasha Xoogga, Nabad Sugidda, Booliiska Iyo Asluubta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Wasiirrada Soomaaliya Oo Magacaabay Taliyaasha Xoogga, Nabad Sugidda, Booliiska Iyo Asluubta

Muqdisho(HWN):-Shirka golaha wasiirrada oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa lagu magacaabay taliyaasha ciidamada Difaaca, Nabad-sugidda, Booliiska Iyo Asluubta.

Golaha wasiirrada oo ka jawaabaya soo jeedinta wasaaradaha difaaca, amniga gudaha iyo cadaallada ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay magagaabista taliyayaasha ciidanka.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa loo magacaabay Sarreeye Guuto Odawaa Yuusuf Raage, taliyaha Nabad Sugidda iyo sirdoonka qaranka ayaa loo magacabay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, Taliyaha Booliiska ayaa loo magacaabay Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar) iyada oo taliyada ciidanka Asluubta loo magacaaby Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan.

—DHAMMAAD—-

Loading...
Loading...