War Deg Deg Ah : Doorashadii Jubbaland Oo Lasoo Gaba-gabeeyay Iyo Magaca Masuulka Guulaystay.
Waxaa imika la soo gabagabeeyay tirinta cododka doorashada maamul goboleedka Somaliyeed
ee Jubbaland oo saaka ka socotay magaalada kismaayo.
Doorashadan ayaa waxaa ku tartamay saddex musharax oo kala ah
1: Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe)
2: Maxamuud Muxumed Cumar (Kuuloow)
3: Canab Maxamed Daahir
Waxaanay guushu raacday oo madaxtinimada ku guulaystay Axmed madoobe oo helay codod gaadhaya 56 Cod.
Waxaana saaka aad loo adkeeyay amniga magaalada Kismaayo ee ay doorashadu ka dhacaysay.
Loading...
Loading...