Dhamaan Asxaabta Rural Education Committee Ee London Oo Tacsi Udiray Cali Shoombe Oo Xaaskiisii Geeriyootay

0
Friday March 15, 2019 - 19:12:52 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1474
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhamaan Asxaabta Rural Education Committee Ee London Oo Tacsi Udiray Cali Shoombe Oo Xaaskiisii Geeriyootay

    Inaa'Ilaahi Wa Inaa'Illaahu Raajicuun,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa'Ilaahi Wa Inaa'Illaahu Raajicuun,



Dhamaan Asxaabta Rural Education Committee Ee Magaaladda London, UK, waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan, qoyska, ehelka iyo dhamaan asxaabta, Cali Xuseen Ismaciil (Cali Shoombe) geeridda marwadasii, Alla Ha U Naxaristee, Hibaaq Cabdilqaadir Koosaar.



Waxaan leenahay, Ilaahay janadii ha ka waraabiyo, samir iyo iimaan dhamaanteen.


Aamin.


Axmed Kheyre
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...