Adigaa Sidoo Kale Mid Ducaysanbaa Tahay.
adiguna sidoo kale. mid ducaysanbaa tahay,
mid dadaaloayaad tahay
maansooyin durugsaniyo,
duurxulloo layaabadan
dadweynaha dhamaantii
u dusi ayaa tahay,
dallageena beeraha,
dibadaha ka maarmoo
dhulkeena dihina,
dadweynaha dhamaantood
mid kula dardaarmoo
u daabaca ayaad tahay,
daa'inkay hallagu jiro
hamse riraash
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...


0 





