Ismail Abdillahi Handuleh Oo Tacsi Udiray Cali Shoonbe Oo Xaaskiisii Geeriyootay.

0
Friday March 15, 2019 - 19:09:12 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1311
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ismail Abdillahi Handuleh Oo Tacsi Udiray Cali Shoonbe Oo Xaaskiisii Geeriyootay.

    (INALILAAHA WA INAA ILAYHI RAAJACUUN).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(INALILAAHA WA INAA ILAYHI RAAJACUUN).

Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga soo dirayaa Cali Salaan Jirde Calishoonbe oo ay xaaskiisii Hibaaq Cabdilqaadir Koosaar ku geeriyootay Hargeysa.

Waxan ilaahay uga baryayaa Marxuumada Illaahay Janadii Fardawsa ka waraabiyo,isaga,ubadka iyo eheladana Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...