Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaal Shalay Ka Dhacay Degmadda Hadaftimo ee Gobolka Sanaag

0
Wednesday August 21, 2019 - 15:14:57 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 4096
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaal Shalay Ka Dhacay Degmadda Hadaftimo ee Gobolka Sanaag

    Somaliland Oo Puntland Ugu Baaqday Inay Ixtiraanto Heshiis Xabbad Joojin Ahaa Oo Ay Horey U Wada Galeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Oo Puntland Ugu Baaqday Inay Ixtiraanto Heshiis Xabbad Joojin Ahaa Oo Ay Horey U Wada Galeen

Hargaysa (HWN) Xukuumada Somaliland ayaa Puntland ugu baaqday in ay ixtiraamto heshiis xabbad joojin ahaa oo ay horey u wada galeen, ka dib dagaal shalay ka dhacay magaalada Hadaaftimo ee gobolka Sanaag, sida lagu sheegay War-saxaafadeed ay soo saartay wasaarada arimaha dibada Somaliland.





Loading...
Loading...