Gudoomie Sharmaake Waxa Uu U Furay Bajcusub Dhalinyarada Somaliland

0
Friday March 15, 2019 - 18:59:27 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1403
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Gudoomie Sharmaake Waxa Uu U Furay Bajcusub Dhalinyarada Somaliland

    Gudoomiha hayada shaqaalahu waxa uu qaranka unoqday ilays aad u ifaaya taasoo uu marlabaadna fursad siiyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiha hayada shaqaalahu waxa uu qaranka unoqday ilays aad u ifaaya taasoo uu marlabaadna fursad siiyay

dhalinyarada Somaliland ee aqoon yahanada ah taasoo maanta ay doonan karaan kursi kasda oo qaranku leeyahay oo uu taana masuuliayadeeda qaaday gudoomiyaha hayda shaqalahu mudane sharmaake oo ahaa itixaamadii uu qaranku kaga qaadayay in dhalinyaradu xilwayn qaban karaan oo ay kasoo bixi karaan oo waliba atya kaga wanaagsanaadeen odayaashii qarankan hore ugusoo shaqeeyay ee mudada dheer taasoo uu gudoomiye sharmaake qabtay hawlo aanay waligood kufikirin in qaranka lagasaaro isgudulnoolaanshaha ama caaglaha taasoo uu dalka dhamaantii kasameeyay tirikoobg qof wal oo shaqaale ah taasoo indhaha shacabka somaliland soo jiidatay in somali8lan lagusoo dhamaystiro dalka oo dhan waxaanu taariikh cusub ujeexay oo 28sano aanay somalilan gaadhin ayuu gudaha buuhoodle kusoo sameeyay diwangalinta shaqalaha qaranka kajooga



si goordhaw loo helo baahiyaha ay gobalada bariga aqoon loogu hyelo si iyagana shaqaalahooda lootateeto oo loona hagaajiyo loona helo shaqale katalikaro qar4anka oo baahiyaha marwalba ka imanaya baahiyaha loodaboolo


waxaa kale oo laxusi karaa waxay noqotay hayada kaliya ee ushaqaysay ilaa 4galabnimo gudoomiye sharkaake waxaa mudan in uu sameeyay in shaqaalaha dawlada uhabeeyay oo


maanta ayaa qofkasa oo cabanaya uu marwalba waxa uu doonaa in uu qofwalba helo cadaalad ayaa uu qarankawaxaana kale oo laxusi karaa inuuyahay in qaranka waxaana xusid mudan inuu gudoomiye sharmaake jecel yahay in uu dalka uu noqdo mid aqoontu kashaqeyso oo kasaaray yaad taqaanaa ama Qolomaa tahay


Iskusoo wada duboo Gudoomiye sharmaarke Waxaan ku tilmaami karaa Dayax shan iyo tobnaada usoobaxay dhalinta qaranka waxaan talo iyo waano kusoo jeedinlahaa In Sharmaarke oo kale masuuliyiinta qaranku wada noqodaan Si loo helo horumar .


Allah mahad leh

Yuusuf Cabdi Ismaaciil

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...