Daad Madheedh Iyo Hawd Yaa Ka Tagi Kara? Mr ISMAIL ABDILLAHI HANDULEHOOW.

0
Wednesday August 21, 2019 - 12:00:37 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1589
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daad Madheedh Iyo Hawd Yaa Ka Tagi Kara? Mr ISMAIL ABDILLAHI HANDULEHOOW.

    marka hore waxaan salaamayaa hal abuurka aad u qiimaha badan oo aan had iyo jeer maansooyinka aan jecelahay anigoo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

marka hore waxaan salaamayaa hal abuurka aad u qiimaha badan oo aan had iyo jeer maansooyinka aan jecelahay anigoo
akhrisanaya maansadiisan,waxa aan ku leeyahay maansadan ila dhugo hawd iyo daad madheedh waa xuddun dhaxaad jamhruuriyada somaliland  inyar akhris wacan.
daad  madheedh miyay ahayn,
deegaankii gobta ahaa?,
dadka jooga maahin
kuwii dub wacnaan jirey,?
misna caano dariyiyo
hillibkii lasoo dubay,
marti socoto duhur hore,
ugu deeqi jiri jirey?,
hawdkuna daruurtiyo,
dayaxaa intii tagiyo,
dadkii diinta ma ahayn? haa
geellooda daaqoo
duurkiyo banaankaa
dunidoo dhan ka badanee
daa'inoowna mahadaa/,
hamse riiraash


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...