Itoobiya Iyo Faransiiska Oo Kala Saxeexday Todoba Heshiis Oo Iskaashi Ah

0
Friday March 15, 2019 - 18:40:13 in News by
  • Visits: 2446
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Itoobiya Iyo Faransiiska Oo Kala Saxeexday Todoba Heshiis Oo Iskaashi Ah

    Itoobiya Iyo Faransiiska Oo Kala Saxeexday Todoba Heshiis Oo Iskaashi Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Itoobiya Iyo Faransiiska Oo Kala Saxeexday Todoba Heshiis Oo Iskaashi Ah

Addis Ababa(HWN):-Dawlada Itoobiya ayaa heshiisyo dhawr ah la saxeexatay dawlada faransiiska.


Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron oo booqasho laba cisho ah ku qaatay wadanka Itoobiya ayaa heshiisyadan oo todoba gaadhaya la saxeexday xukuumada Addis Ababa.

Sidoo kale madaxweynaha faransiiska Emmanuel Macron ayaa mudadii uu ku sugnaa wadanka Itoobiya waxa uu booqday xarunta hay’adda UNESCO ee ku taala gobolka Amxaarada iyo meelo kale oo muhiim ah.




Halkan Guji Si Aad U Akhrisato Heshiisyada La Kala Saxeexday




Loading...
Loading...