Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Biiray Madaxda Caalamka Ee Ka Hadashay Weerarkii Ka Dhacay New Zealand

0
Friday March 15, 2019 - 18:13:59 in News by
  • Visits: 1661
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Biiray Madaxda Caalamka Ee Ka Hadashay Weerarkii Ka Dhacay New Zealand

    Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Biiray Madaxda Caalamka Ee Ka Hadashay Weerarkii Ka Dhacay New Zealand

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Biiray Madaxda Caalamka Ee Ka Hadashay Weerarkii Ka Dhacay New Zealand

 

Muqdisho(HWN):-Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa si adag u cambaareeyey weerarkii dadka lagu laayey ee ka dhacay wadanka New Zealand.




Madaxweyne Farmaajo oo qoraal rasmi ah soo saaray ayaa ku biiraya madaxda caalamka ee si weyn u cambaaraysay weerarkaasi.


Sidoo kale madaxweyne Farmaajo ayaa qoraalkiisa dhambaal tacsi ah ugu diray ehelada dadkii ku dhintay weerarkaas, waxaanu qoraalkiisa u dhignaa sidan:-


"Waxaan si xooggan u cambaareynayaa weerarka argagixisada ee naxdinta leh ee ka dhacay Magalada Christchurch, ee dalka New Zealand, kaas oo loo geystay dadka muslimka ah ee cibaadeysanayey, waxaana ku garab istageeynaa dowladda New Zealand iyo bulshada Muslimiinta sidii ay uga gudbaan dhibaatadaas.Waa inaanu midownaa argagixisada dhammaan ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

 

Loading...
Loading...