Xisaab La'aanta Xukuumada Madaxwayne Biixi

0
Sunday August 18, 2019 - 12:30:07 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1370
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisaab La'aanta Xukuumada Madaxwayne Biixi

    Waxaynu rajo wayn kaqabnay inxukuumadad madax biixi ay isbadal kusamayndoonto

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaynu rajo wayn kaqabnay inxukuumadad madax biixi ay isbadal kusamayndoonto
nusuq maasuqa oo a yeelandoonto Xisaab xidh Laakiintaasi maydhicin oo dhagaheenu may maqal waxaaa waxa lagu sameeyay xisaab xidh ooway is xidhay ama dalac ayaa looraacay taasoo aynaan kaeegaynin madaxwayne biixi laakiin qofwalba meeshii uu haystay candhablahuu jaray hadaynu tusaaleyar sooqadano wasaarada waxbarashadu waa melaha ugu musuqa badan oo xaqaliidkii macalimiinta wali iidii ramadaan mahayaan wax Mushahar,ah  macalimiintii masaakuinta ahaa wasaarad

 

 

 

Taana waxaa masuuliyadeeda leh Hanti dhawrihii oo an shaqadiisii qabsanayn oo Isaga iyo hayadan layidhaahdo ladagaalanka musuq maasuqa oo aanan garanayn wax alaale iyo waxay dalka uhayso Oo an u aqaano in mushahar dadloogu Sameeyaya oomaanta ay ahayd in iyada lagu daro odhatka si ay halkaaba shaqo laguma hayee Waxaan hadaba ukuur galay odhatka maxaa haysda waxaynu maqalaa meel ayuu galay hadana wali maynaan maqal waxaasuu kasoo saaray musuq mudo dheer ayay igu qaadatay arintaasi aakhiritaankii waxaa iisoo baxay in aanu pdhatku madax banaanayn eemadaxtooyadu waxay tidhaa kushaqeeyo

Taasina waa caqabad aad uwayn Madaxtooyadu madaxbananayn Waydo

 

Taasi waxay inatusaysaa in aanau xukuumadu kukalsoonayn hayadaheeda dawlada hadabahaday taasi jirto madaxwayne muxii isagu ukormeeri waayay hayadahaa yaree dawlada si uu cabashadan shacabkiisa wax ugaqabto

Waalakala fogyahay Cumarbuntu khidaabna radiyalaahu canhu habeenkii reeraha ayuu dhagaysan jiray inagana guryo ladhagsdo daayoo dhawr iyo labaatankui hayadood ayuu madaxwayne kormeeri Kari laayay xisaabi badan aakhiro

Ciwaankii xisaab xidhla’aanta xukuumada madaxwayne biixi

 

 

Qore:-  Yusuf Abdi Ismail

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...