Muuse Biiixi Guulluhuu Soo Hooyay Iyo Tallooyinka Ay Tahay Inuu Qaatointuu Xukunka Hayay .

0
Sunday August 18, 2019 - 11:42:07 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1245
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biiixi Guulluhuu Soo Hooyay Iyo Tallooyinka Ay Tahay Inuu Qaatointuu Xukunka Hayay .

    Marka aynu ka hadlayno muuse, waxaynu ogaan karnaa inuu yahay hoggaamiye ku yimid rabitaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marka aynu ka hadlayno muuse, waxaynu ogaan karnaa inuu yahay hoggaamiye ku yimid rabitaan

iyo doorosho xorra oo geyigeena ka dhacday ,taasi  oo loo igmaday muddo shan sanna ah.

 

Tan iyo intii uu qabsadayna waxa uu ku dadaalay in uu kaga dhabeeyo shaqo qarran,taasi oo uu qof walliba ku tilmaamay guul.

 

Isaga oo ku dadaalay inuu yareeyo awoodii koofiyad baclayaasha, kuwaas oo hadh iyo habbeenba tubnaan jirey shaashadaha hortooda, dawladii tan ka horreysayna ay ku lahayeen  jireen gallaangal iyo awood saa'ida.

 

Lama odhan karro musuq maasuqba la cadaysan karaa oo cidba ku dhici kartaa oo waxaadse  moodaa in la handaraabay, taasna waxa ku caddaynaysaa qaylada iyo sawaxanka kasoo yeedhaysaa dadka badankooda oo ay ku diidanyihiin qaabkan ay  hadda wax u jiraan.

 

Lakiinse waxa habboon mar walba in dooroshooyinka.gollayaasha deegaanku dhacdo xilliga suura gala ee ay ku dhaci karto waayo si loo hello deegaano firficoon oo ka shaqeeya timelineyada iyo billicha magaallooyinka taas oo ay qurux u tahay cid waliba.

 

Dadka waxa daashaday sicir barrar taas oo dhib ku noqotay bulshadeena danyarta ,sababta ugu weyn waxa iska leh ganacsadayaasha kuwaas oo mabda oogu ku dhisanyahay  danayso mooyee aan wax kale aqoonin!!!!.

 

Haddaba mar walba waa in loo kuurgallaa sidii wax looga qaban lahaa waxyaalaha yar jirjira waad aragtaano waxaad mooda in siyaasadu dibadu ay in badan fiicantahay xagga sarifka iyo jabinteedu meel fiican marayo

 

Hamse riraash

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...