China Iyo Mashruuca Hal Laami

0
Saturday August 17, 2019 - 16:44:17 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    China Iyo Mashruuca Hal Laami

    Marka hore waxaan Salaamaya Madaxweynah Reer Somaliland ka dib na shicibka reer Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marka hore waxaan Salaamaya Madaxweynah Reer Somaliland ka dib na shicibka reer Somaliland
sidaan wada ognahay China waxay sameystay mashruuc hal laami ah oo ay rabto in wax so saarkeeda caalamka u iib gayso sidaa awgeed jamhuriyada somaliland waxaa uga furan chance weyn oo dekada magaalada berbera iyo 100 malyan ka badan oo ethopian ah Marka waxaan ka codsanaya dawlada somaliland in ay u dirto wafdi ka dhaadhiciya mashruuca hal laami ee China oo Waliba Pakistan dekad weyn ka furan rabto ee jawaadir oo noqon doona Dubai cusub ....  emarate oo ka hortageysa dekada Pakistan ee jawaadir waxay ku kicisay arrinka Kashmir sii ay wadada isku xidheysa China iyo Pakistan ay khalkhal uga rido

 

Waa bilah tawfiiq

Awale barre

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...