Khilaafka Addis Ababa Iyo Jigjiga Halkuu Marayaa, Maxayse Shide Iyo Cagjar Isku Hayaan?

0
Wednesday January 23, 2019 - 21:30:22 in Highlights by Super Admin
  • Visits: 1483
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khilaafka Addis Ababa Iyo Jigjiga Halkuu Marayaa, Maxayse Shide Iyo Cagjar Isku Hayaan?

    Jigjiga(HWN):-Wali waxa isa soo taraya khilaafka u dhaxeeya dawlada federaalka ah ee Itoobiya iyo madaxweynaha deegaanka soomaalida.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jigjiga(HWN):-Wali waxa isa soo taraya khilaafka u dhaxeeya dawlada federaalka ah ee Itoobiya iyo madaxweynaha deegaanka soomaalida.
Khilaafkan ayaa sababay in laba jeer Addis Ababa looga yeedho madaxweynaha deegaanka soomaalida Mustafe Muxumed Cagjar, kaas oo wada hadal la soo yeeshay raysal wasaaraha Itoobiya iyo wasiirka maaliyada ahna gudoomiyaha xisbiga deegaanka soomaalida Axmed Shide.

Kulamadan oo la doonayey in xal lagaga gaadho khilaaf u dhaxeeya madaxweyne Cagjar iyo wasiirka maaliyada ahna gudoomiyaha xisbiga deegaanka soomaalida Axmed Shide ayaa guul daraystay ka dib markii ay labada dhinac isku mariwaayeen, taas oo dhalisay in madaxweyne Cagjar laga codsado inuu is casilo balse uu isaguna ganafka ku dhuftay.

Madaxweyne Cagjar
Loading...
Loading...