War Deg Deg ah: Mooshinkii Lagu Kordhinayay Tirada Gudida Doorashooyinka Somaliland Oo Jabay.

0
Saturday August 17, 2019 - 10:36:41 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 5775
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah: Mooshinkii Lagu Kordhinayay Tirada Gudida Doorashooyinka Somaliland Oo Jabay.

    Hargaysa (HWN) Mooshinkii lagu kordhinayay tirade gudida doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa jabay,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa (HWN) Mooshinkii lagu kordhinayay tirade gudida doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa jabay,
sida uu garyaqaanka golaha wakiilada Somaliland saaka ka horsheegay golaha Wakiilada.

Waxaana fasax bil iyo dheeraada la geliyay xildhibaanada golaha wakiilada, sida uu sheegay gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo fadhiga saaka gudoominayay.

Warkan oo faahfaahsan Kala Soco Goordhaw Shabakada Hadhwanaagnews

Loading...
Loading...