Musharaxiinta Jubaland Oo Soo Saaray Digniin Ku Saabsan Furitaanka Diiwaangelinta Musharaxiin.

0
Friday August 16, 2019 - 15:38:27 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1487
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharaxiinta Jubaland Oo Soo Saaray Digniin Ku Saabsan Furitaanka Diiwaangelinta Musharaxiin.

    Qaar ka mid ah musharixiinta madaxweynaha Jubbaland ayaa ka hor-yimid dalabkii wakiilka QM

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaar ka mid ah musharixiinta madaxweynaha Jubbaland ayaa ka hor-yimid dalabkii wakiilka QM ee Soomaaliya ee ahaa in dib loo furo is-diiwaan gelinta musharaxiinta oo waqtigeedu dhacay.

 

Musharaxiintan, oo la baxay Kutlada Musharaxiinta Madaxweynaha Jublanad, islamarkaana horay isku diiwaan geliyay, ayaa sheegay in marnaba aysan aqbaleyn in waqti kordhin lagu sameeyo doorashada Jubaland.

 

Qoraal kasoo baxay ayay ku sheegeen in ay aad uga xun yihin in guddiga doorashooyinka ay ka gaabiyaan inay kala tashadaan geedi-socodka iyo hanaanka doorashooyinka xaqna ay u leeyihiin kadib markii ay soo buuxiyeen shuruudihii musharaxnimo.



Loading...
Loading...