Hal Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Maanso Ka Tirinaya Bilicda Magaalooyin Jamhuuriyadda Somaliland.

0
Thursday August 15, 2019 - 12:32:04 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1436
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hal Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Maanso Ka Tirinaya Bilicda Magaalooyin Jamhuuriyadda Somaliland.

    somaliland waa dal ruux kastoo dalxiis jecel ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

somaliland waa dal ruux kastoo dalxiis jecel ,

soo dawaafi karaayoo,

deegaanadeeda dhowrka,

inta uu dul wada maro

ku il doogsan karayee

meeshii darwiishkee,

talleex loogu magac daray

qalwadihii dagaalkee

difaacana ahaan jiriyo

dhulkii dihiysanaayee

daawashada ku roonaa,

dooxada bal sool qabo

dabadeedna daalacoo

sanaagtiiusoo durug

buurta daallo soo maro

togdheer ha dacal marin

docdii jacaylkee

boodhari ku duugnaa,

dhowr duhur yar joogoo,

dabadeed hargeysiyo,

gebiiley u duulloo,

ku danbeena buurramee

dawga saylac wada gaadh

hamse riiraash

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...