Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Xuska Maalinta Dhalinyaradda Aduunka Oo Hargaysa Lagu Qabtay+Sawiro
Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Xuska Maalinta Dhalinyaradda Aduunka Oo Hargaysa Lagu Qabtay+Sawiro
Hargaysa(HWN)Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylaci ayaa Maanta Magaaladda Hargaysa Kaga Qayb Galay Kulan Lagu Xusayay Maalinta Dhalinyaradda Aduunka.




Xuska Maalinta Dhalinyaradda Aduunka oo sanadkiiba hal Mar laga xuso caalamka ayaa waxa ka soo qay galay xubno wasiiro ah oo ka socday xukuumada iyo martio sharaf kale.

Munaasibadan ayaa waxa si wadda jir ah u soo qaban qaabiyay wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha somaliland oo kaashanaysa Haay’adda Maxaliga ah ee SONYO Y-Peer Iyo Haay’ada HAVAYOCO,waxaana Halku Dhiga Sanadkan Laga Dhigay Sidii waxbarashadda Qofka wax uga badali lahayd.

Loading...
Loading...


0 





