Doorashada Madaxtinimo Ee Jubbaland Oo Wakhtiga Ay Dhacayso Hore Loo Soo Dhigay.

0
Wednesday August 14, 2019 - 15:19:56 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1751
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorashada Madaxtinimo Ee Jubbaland Oo Wakhtiga Ay Dhacayso Hore Loo Soo Dhigay.

    Doorashada Maamul goboleedka Jubbaland ayaa hore looga soo dhigay wakhtigii hore ee loogu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Doorashada Maamul goboleedka Jubbaland ayaa hore looga soo dhigay wakhtigii hore ee loogu


tala galay inay qabsoonto, sida ku qoran warqad ay maanta soo saareen gudida mdaxa banaan ee doorashooyika iyo xuduudadu.




Sidoo kale qoraalkan ayaa lagu sheegay in maanta oo ah 14-ka August ay bilaaban doonto diiwaan gelinta Musharraxiinta, kadibna doorashada madaxweynaha ay dhici doonto 19-ka bishan oo ku beegan maalinta Isniinta ah.


Doorashadan ayaa ballantu aheyd in la qabto 24-ka bishan, balse waxaa haatan laga soo hormariyey waqtigaasi, oo waxa loo sooraray 17-ka bisha aynu kujirno.


Arrintan ayaa ku soo aadeysa, iyadoo weli is qab qabsi uu ka jiro doorashada Jubbaland, taas oo keentay in musharraxiinta mucaaradka ah ay sameystaan guddi gaar ah iyo xildhibaano ka soo horjeeda kuwa Madaxweyne Axmed Madoobe.


Loading...
Loading...